Asmaul Husna

Login Form



Is Diiwaan Geli Newska Webka







Tell A Friend To Daarulxadiith

Tell a Friend

Wadamada Laga Soo Boqdo Webka

Guest » 5pm - Oct 12, 2011
Unknown

Asalaamu Calaykum Wraaxmatullaahi Wabarakaatuhu

Ogaysiis Ku Saabsan Fadliga Caashuuraa

Kuna Beegan November 2, & November 3, 2014


Ikhwaanii Fillaah Sidaad Lasocotaan Waxaynu Ku Guda Jirnaa Bil Kamid Ah Billaha Xurmada Ku Leh Alle Swt Agtiisa. Bishaan Waa Bisha La Dhaho Muxaram, Waxaana Ku Jirta Maalin Qofkii Sooma Loogu Dhaafaayo Dembigiisii Sanadkii Tegay Insha'allaahu, Waana Maalinta 10aad Ee Bishan.

عن أبي قتادةرضي الله عنه- عن النبيصلى الله عليه وسلم- ( صيام يوم عاشوراء أحتسب على الله أن يُكفّر السنة التي قبله ) رواه أحمد (5/296)، ومسلم 1163

Ikhwaanii Filcaqiidah, Nebigu Scw Wuxuu Yiri Xadiis Uu Warinaayo Abii Qataatah Rc: (Soonka Maalinta Caashuuraa Waxaan Allaah Ka Rajaynaayaa Inuu Iigu Dhaafo Sanadkii Tegay) Waxaa Wariyey Axmed: 5/296, Muslim:1163

 

Ikhwaanii Fillaah Waxaa Sidoo Kale Sunno Ah In Lasoomo Maalinta 9aad Ee Ka Horaysa Maalinta Caashuuraa. Sababtuna Waa In Uu Rasuulku Scw Yiri: (Sanadka Soo Socda Waxaynu Soomaynaa Maalinta 9aad) Waxaa Wariyay Muslim: 1916. Laakiinse Rasuulku Scw Ma Uusan Gaarin Sanadkii Uu Balan Qaaday Inuu Soomo Oo Rabbi Swt Baa Oofsaday.

Hadaba Ikhwaanii Fillaah Maadaama Uu Rasuulku Scw Hadii Uu Noolaan Lahaa Soomi Lahaa Sanadkuu Balan Qaaday, Waa Inaynu Anagu Soomnaa Maalinta 9aad Oo Aanu Ku Darnaa Maalinta 10aad Ee Ah Cashuuraa.

 

Maalinta 9aad & Maalinta 10aad Ee Caashuuraa Waxay Ku Aadan Yihiin, Axada & Isniinta Soo Socda Kuna Beegan November 2, & November 3, 2014


Ogaysiis!!! Ogaysiis!!! Ogaysiis!!!


Ikhwaanii Fillaah Waxaanu Idin Ogaysiinaynaa In Dhowaan Insha'allaahu Sheekheena Sheekh Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Uu Duruustii Dib U Bilaabi Doono, Xiliga La Bilaabayana Dib Baynu Idinkaga Soo Sheegi Doonaa Insha'allaah.

Kutubta & Muxaadaraatka Sheekh Abuu Salmaan

1. Kutubta Riix Ama Guji Halkaan

2. Muxaadarooyinka Taxanaha Ah Riix Ama Guji Halkaan

3. Muxaadarooyinka Aan Taxanaha Ahayn Riix Ama Guji Halkaan


FG: Walaalayaal Dersi Iyo Muxaadaro Walba Ee Baxa Waxaan Soo Dhigaynaa Meesha Hoose Ee Front Pagekan, Sidoo Kale Waxaad Ka Heli Kartaan Khaanadaha Kitaabka Amase Muxaadarada Baxday Insha'allaah.

اللهم ثبتنا على دينك  …  اللهم آمين


Walaalayaal Ducadiina Hanaga Ilaawina Baarakallaahu Fiikum.

 

 

***** Kutubta Socota *****

By: Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah

Download Ciwaanka Dhageyso Size Length
download 038 Saxiixu Muslim Xadiithka (98-105)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

22.5 MB 65:28 min
download 039 Saxiixu Muslim Xadiithka (105-108)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

21 MB 61:13 min
download 040 Saxiixu Muslim Xadiithka (109-181)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

31.3 MB 91:12 min
download 208 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4068-4078)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

25.5 MB 74:14 min
download 209 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4079-4103)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27 MB 78:43 min
download 210 Sunanu Nasaa'i Xadiithka ((4104-4132)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

31.2 MB 90:48 min
download Dhawrsanida Gabadha Muslimada Ah~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

11.9 MB 68:59 min
download Tarbiyada Caruurta~ Sh. Xassaan Abu Salmaan
www.daarulxadiith.com

19 MB 55:19 min

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Last Updated on Wednesday, 29 October 2014 01:56