Asmaul Husna
Login Form
Is Diiwaan Geli Newska Webka
Wadamada Laga Soo Boqdo Webka
Related
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu
……...OGAYSIIS….. Ikhwatil Islaam Wal Iimaan Kitaabkii RAWDATUL NAATHIR WAJUNATUL MUNAATHIR Ee Usuulu Fiqhiga Ahaa Waa Diyaar Al Xamdulillaah Wuxuuna Ku Jiraa Khaanada Usuulu Fiqhiga. Amase Si Fudud Halkaan Guji Si Aad U Aado Khaanada Usuulu Fiqhiga.
*****NEW KITAAB***** Ikhwatii Fil Caqiidah Sheekh Abuu Salmaan Xafidahullaah Wuxuu Bilaabay Caawa Oo Ay Taariikhdu Tahay Jumaadul Thani 25, 1434 Oo kubeegan May 6, 2013 Kitaab Fiqhi Ah Oo Layiraahdo "Manthuumatul Qawaacid AlFiqhiyah Lishaykh Abdirahman Assacdi". Kitaabkuna Wuxuu Bixi Doonaa Maalmaha Kala Ah: Habeenada Ay Soo Galaayaan Isniin, Talaada, Arbaca & Khamiis. Wakhtigana Waa Bacdal Maqrib @ 7:00pm Nairobi Time Insha'allaah. Xarunta Lagu Akhrinaayana Waa Daarul Xadiith Lidaraasaat Walbixaath. Sidoo Kale Walaalayaal Waxaa Wali Inoo Socda Oo Uu Sheekhu Akhriyaa Kitaabka Sunanu Nasaa'i Wuxuuna Baxaa Maalmaha Kala Ah: Sabti, Axad, Isniin, Talaada & Arbaca. Wakhtigana Waa 6:30am Nairobi Time Bacdal Fajr Insha'allaah. Walaalayaal Cashar Kasta Oo Duruustaan Kamid Ah Waxaan Soo Dhigaynaa Meesha Hoose Ee Front Pagekan, Sidoo Kale Waxaad Ka Heli Kartaan Khaanada Kitaabka Nasaa'iga Iyo Khaanada Tad'hiirul Ictiqaadka Insha'allaah.
!!!Bishaaro!!! Bishaaro!!! Bishaaro!!! Bishaaro!!! Walaalayaal Waxaa Diyaar Idiin Ah *5tii Muxadaro Ee Cusbaa Hadaba Hoos Kadaawada* القول الأمين في صدي العدوان المبين ''Hadalkii Ammiinka Ahaa Ee Radinaayay Cadaawadii Cadayd''
Walaalayaal Muxaadaradani Waxay Jawaab U Tahay Muxaadaro Uu Jeediyey Sh. Maxamed Cabdi Umal Oo Ku Wajahnayd Sh. Xassaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan Walaalayaal Muxaadaradan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Sheekheena Al Calaamah Sheekh Xassaan Xuseen Aadam Xafidahullaah
Waa Muxadaradii 1aad.
Waa Muxaadaradii 2aad
Waa Muxaadaradii 3aad
Waa Muxaadaradii 4aad
Waa Muxaadaradii 5aad
Walaalayaal Hadii Aad Ubaahataan Muxaadaraadkii Hore Ee Kusaabsanaa Jamaacatu Ictisaam Ee Sadexda Qaybood Uu Sheekhu Ukala Qaybiyey Kuwaasoo Kala Ahaa 1. Sharxida Fuqahadu Waxay Wax Ku Gaalaysiin Jireen, 2. Tilmamida Khaladaadka Manhajka Ictisaam, 3. Khaladaadka Manhajka Ictisaamka Ee Al-Jihaad Wal Maslaxa. Waxaad Ka Heli Kartaan Khaanada Muxaadaraatka Ee Sheekh Xassaan Xuseen Qaybteeda Muxaadarooyinka Taxanaha Ah. Walaalayaal Sidoo Kale Waxaan Udiyaarinay Walaalaha Ku Taxan Webka Daarulxadiith.com Muxaadarooyinka Dambe Ee Ka Wayn CD, Amase 80minute In Aanu Jar Jarnay Si Aanu Uga Dhigno Kuwo Laga Dhigan Karo CD's Si Ay Uga Faa'idaystaan Walaaluhu.
Walaayaal Sheekheena Xassaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan Xafidahullaah Miisaanka Xasanaatka Allaah Sw Ha Usaaro Aamiin Yaa Rabbi.
Waa Walaalihiin Maamulka Webka Daaruladiith.com Oo Idinkaga Tegaaya Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu.
اللهم ثبتنا على دينك اللهم آمين Walaalayaal Ducadiina Hanaga Ilaawina Baarakallaahu Fiikum.
***** New Kitaabo ***** Kitaabka Sunanu Nasaa'i & Kitaabka Manthuumatul Qawaacid AlFiqhiyah By: Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah
|
| Last Updated on Thursday, 09 May 2013 16:25 |


