Asmaul Husna

Login Form



Is Diiwaan Geli Newska Webka







Tell A Friend To Daarulxadiith

Tell a Friend

Wadamada Laga Soo Boqdo Webka

Asalaamu Calaykum Wraaxmatullaahi Wabarakaatuhu

Fadliga 10ka Dilxijjah Kuna Beegan Insha'allaah September 25, 2014

Walaalayaal Waxaa Nagu Soo Food Leh, Maalmihii Fadliga Badnaa Ee Cashara Dilxijjah. Walaalayaal Rasuulkeenu Scw Wuxuu Yiri: Majiraan Maalmo Camal Wanaagsan Looga Jacayl Badan Yahay Allaah Swt Xagiisa, Oo Maalmahan Dhexdooda Ah. Nebigana Scw Wuxuu Ula Jeedaa 10ka Beri Ee Nagu Soo Fool Leh. Kadib Bay Saxaabadu Ku Dhaheen: Yaa Rasuulullaah Ma Xitaa Jihaad Fii Sabiilillaah? Rasuulkuna Scw Wuxuu Yiri: Xitaa Jihaad Fiisabiilillaah, Loogama Jecla illaah Swt Agtiisa, ilaa Lahelo Mooyaane Nin Ubaxay ''Jihaad'' Naftiisa Iyo Maalkiisa Oo Uusan Waxba Usoo Noqon. Yacni Ku Shahaada Qaatay. Kaas Uunbaa Kafadli Badan Buu Nabiga Scw Ku Cabiray. Waxaa Wariyey Bukhaari... Lafdiga Xadiithka Hoos Ka Fiiriya.

Hadaba Walaalayaal Aynu Ka Faa'idaysano Maalmahaas Fadliga Badan.


Kutubta & Muxaadaraatka Sheekh Abuu Salmaan

1. Kutubta Riix Ama Guji Halkaan

2. Muxaadarooyinka Taxanaha Ah Riix Ama Guji Halkaan

3. Muxaadarooyinka Aan Taxanaha Ahayn Riix Ama Guji Halkaan


FG: Walaalayaal Dersi Iyo Muxaadaro Walba Ee Baxa Waxaan Soo Dhigaynaa Meesha Hoose Ee Front Pagekan, Sidoo Kale Waxaad Ka Heli Kartaan Khaanadaha Kitaabka Amase Muxaadarada Baxday Insha'allaah.

اللهم ثبتنا على دينك  …  اللهم آمين


Walaalayaal Ducadiina Hanaga Ilaawina Baarakallaahu Fiikum.

 

 

***** Kutubta Socota *****

By: Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah

Download Ciwaanka Dhageyso Size Length
download 038 Saxiixu Muslim Xadiithka (98-105)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

22.5 MB 65:28 min
download 039 Saxiixu Muslim Xadiithka (105-108)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

21 MB 61:13 min
download 040 Saxiixu Muslim Xadiithka (109-181)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

31.3 MB 91:12 min
download 208 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4068-4078)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

25.5 MB 74:14 min
download 209 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4079-4103)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27 MB 78:43 min
download 210 Sunanu Nasaa'i Xadiithka ((4104-4132)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

31.2 MB 90:48 min
download Dhawrsanida Gabadha Muslimada Ah~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

11.9 MB 68:59 min
download Tarbiyada Caruurta~ Sh. Xassaan Abu Salmaan
www.daarulxadiith.com

19 MB 55:19 min

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Last Updated on Tuesday, 23 September 2014 08:12
 
قال النضر بن شميل ( دخلت على المأمون . . . فقال ؛ كيف أصبحت يا نضر ؟ فقلت ؛ بخير يا أمير المؤمنين ، فقال ؛ ما الإرجاء ؟ فقلت ؛ دين يوافق الملوك ، يصيبون به من دنياهم وينقصون به من دينهم ، قال ؛ صدقت) [البداية والنهاية 10/276

Featured Video

Islamic Calendar

Codsiyaasha

Maxaan Kusoo Kordhinaa
 

prayer times

Inta Qof Ee Ku Jirta Webka

We have 28 guests online