Asmaul Husna

Login Form



Is Diiwaan Geli Newska Webka







Tell A Friend To Daarulxadiith

Tell a Friend

Wadamada Laga Soo Boqdo Webka

Category Videos (Muxaadarooyin Taxane Ah)

Videos

There are no videos in this category

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu

 

…Bishaaro Bishaaro Bishaaro…

Waxaan Ugu Bishaaraynaynaa Dhamaan Muslimiinta Caalamka Gaar Ahaan Ummada Muslimka Ah Ee Soomaaliyeed In MAXKAMDII Mudada Badan Kusocotay Sheekh Abuu Salmaan Xafidahullaah Ay Soo Gabagabowday. Isla Markaana Ay GAALADII Sheekha Dacwada Ku Haysatay Ay Cadeeyeen In Uusan Sheekh Abuu Salmaan WAX DEMBI Ah Lahayn. Allaahu Akbar Walilaahil Xamdi.

Ikhwatii Fillaah Waxaa Galabta Noo Soo Dhamaaday Muxaadaradii Gabdhaha Muslimaatka Ah Loo Qabtay Cinwaankeeduna Ahaa "Wanaaji Waxaad Cunayso'' Waxayna Ka Baxday Xarunta Daarulxadiith Li Daraasaati Wal Bixaath Oo Kutaal Burhaan State, Nairobi, Kenya. Waxaana Inoo Soo Jeediyey Sheekhul Islaam Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah. Muxaadarada Halkaan Ka Dhegayso.

 

Ikhwatii Fillaah Muxaadaradii Hore Ee Cinwaankeedu Ahaa ''Waxaad Tihiin Qoom Deg Degaaya'' Waxaan Muxaadarada Udiyaarinay Laba Qaab Oo Kala Ah Sidii Originalka Ahayd Ee Sheekha Looga Duubay Iyo Qaab Aanu Yaraynay Si Ay Unoqoto Cd's.

Hadaba Hadii Aad Rabtaan Iyagoo Mp3 Ah Guji Halkaan

Sidoo Kalena Hadii Aad Rabtaana Iyagoo Cd's Ah Guji Halkaan

*****NEW KITAAB*****

Ikhwatii Filcaqiidah Kitaabkii Adabka Ahaa Wuu Inoo Dhamaaday. Wuxuu Sheekheenu bilaabi Doonaa Risaalo Cusub Inta Aanan Lagaarin Ramadaanka Insha'allaahu. Cinwaanka Risaalada Dib Baanu Idiinkaga Soo Sheegi Doonaa Bi Idnillaahi Kariim.

Sidoo Kale Walaalayaal Waxaa Wali Inoo Socda Oo Uu Sheekhu Akhriyaa Kitaabka Sunanu Nasaa'i Wuxuuna Baxaa Maalmaha Kala Ah: Sabti, Axad, Isniin, Talaada & Arbaca. Wakhtigana Waa 6:30am Nairobi Time Bacdal Fajr Insha'allaah.

Walaalayaal Cashar Kasta  Oo Duruustaan Kamid Ah Waxaan Soo Dhigaynaa Meesha Hoose Ee Front Pagekan, Sidoo Kale Waxaad Ka Heli Kartaan Khaanada Kitaabka Nasaa'iga Insha'allaah.

 

!!!Bishaaro!!! Bishaaro!!! Bishaaro!!! Bishaaro!!!

Walaalayaal Waxaa Diyaar Idiin Ah

*5tii Muxadaro Ee Cusbaa Hadaba Hoos Kadaawada*

القول الأمين في صدي العدوان المبين

''Hadalkii Ammiinka Ahaa Ee Radinaayay Cadaawadii Cadayd''

Walaalayaal Muxaadaradani Waxay Jawaab U Tahay Muxaadaro Uu Jeediyey Sh. Maxamed Cabdi Umal Oo Ku Wajahnayd Sh. Xassaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan

Walaalayaal Muxaadaradan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Sheekheena Al Calaamah Sheekh Xassaan Xuseen Aadam Xafidahullaah

 

Waa Muxadaradii 1aad.

 

Waa Muxaadaradii 2aad

 

Waa Muxaadaradii 3aad

 

Waa Muxaadaradii 4aad

 

Waa Muxaadaradii 5aad

 

Walaalayaal Hadii Aad Ubaahataan Muxaadaraadkii Hore Ee Kusaabsanaa Jamaacatu Ictisaam Ee Sadexda Qaybood Uu Sheekhu Ukala Qaybiyey Kuwaasoo Kala Ahaa 1. Sharxida Fuqahadu Waxay Wax Ku Gaalaysiin Jireen, 2. Tilmamida Khaladaadka Manhajka Ictisaam, 3. Khaladaadka Manhajka Ictisaamka Ee Al-Jihaad Wal Maslaxa. Waxaad Ka Heli Kartaan Khaanada Muxaadaraatka Ee Sheekh Xassaan Xuseen Qaybteeda Muxaadarooyinka Taxanaha Ah.

Walaalayaal Sidoo Kale Waxaan Udiyaarinay Walaalaha Ku Taxan Webka Daarulxadiith.com  Muxaadarooyinka Dambe Ee Ka Wayn CD, Amase 80minute In Aanu Jar Jarnay Si Aanu Uga Dhigno Kuwo Laga Dhigan Karo CD's Si Ay Uga Faa'idaystaan Walaaluhu.

Walaayaal Sheekheena Xassaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan Xafidahullaah Miisaanka Xasanaatka Allaah Sw Ha Usaaro Aamiin Yaa Rabbi.

Waa Walaalihiin Maamulka Webka Daarulxadiith.com Oo Idinkaga Tegaaya

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu.

 

اللهم ثبتنا على دينك

اللهم آمين

Walaalayaal Ducadiina Hanaga Ilaawina Baarakallaahu Fiikum.

***** New Kitaabo *****

Kitaabka Sunanu Nasaa'i

By: Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah

Download Ciwaanka Dhageyso Size Length
download 01 Qasiidatu Cunwaanul Xikam~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

20.4 MB 59:19 min
download 02 Qasiidatu Cunwaanul Xikam~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

24.4 MB 71:00 min
download 03 Qasiidatu Cunwaanul Xikam~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

23.6 MB 68:41 min
download 095 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1794-1817)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

18.5 MB 53:55 min
download 096 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1818-1832)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

24.9 MB 72:32 min
download 097 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1833-1850)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

29 MB 84:35 min
download 098 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1851-1871)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

26.3 MB 76:35 min
download 099 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (1872-1889)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

26.6 MB 77:21 min
download Wanaaji Waxaad Cunayso~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27.3 MB 79:34 min

 

 

Last Updated on Friday, 14 June 2013 00:08
 
قال النضر بن شميل ( دخلت على المأمون . . . فقال ؛ كيف أصبحت يا نضر ؟ فقلت ؛ بخير يا أمير المؤمنين ، فقال ؛ ما الإرجاء ؟ فقلت ؛ دين يوافق الملوك ، يصيبون به من دنياهم وينقصون به من دينهم ، قال ؛ صدقت) [البداية والنهاية 10/276

Featured Video

Islamic Calendar

Codsiyaasha

Maxaan Kusoo Kordhinaa
 

prayer times

Inta Qof Ee Ku Jirta Webka

We have 25 guests online