Asmaul Husna

Login Form



Is Diiwaan Geli Newska Webka







Tell A Friend To Daarulxadiith

Tell a Friend

Wadamada Laga Soo Boqdo Webka

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu

RAMADAAN MUBAARAK


Maamulka Webka Islaamiga Ah Ee www.daarulxadiith.com Wuxuu Tahniyad Ku Aadan Bilashada Bisha Barakaysan Ee RAMADAAN Udiraayaa Dhamaan Muslimiinta Caalamka Meel Kastoo Ay Joogaan, Sidoo Kale Ummada Soomaaliyeed Ee Kala Jooga Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisa.


Waxaanse Si Gaar Ahaaneed Tahniyada Bilashada Bisha Barakaysan Ee RAMADAAN Udiraynaa Maamulada Wilaayaatka Islaamiga Ah Ee Caalamka Ka Dhisan Kuwaasoo Sharciga Allaah Caza Wajal Looga Dhaqmo Looguna Gargaaro Ducafada, Waayeelka, Hablaha Muslimaatka Ah Ee Cafiifaatka Ah Iyo Agoomaha. Waxaana Leenahay Allaah Swt Ajarkiina Ha Waynaysiiyo Hana Idinku Sugo Diinta Rabbi Caza Wajal Intaad Allaah Swt Lakulmaysaan, Allaahna Swt Ha Idin Mideeyo Cid Kastoo Idinka Mid Ah Oo Rabba In Raayada Allaah Caza Wajal Kor Noqoto Aamiin.


Sidoo Kale Tahniyad Gaar Ah Waxaan Udiraynaa Mudariska Daarulxadiith Sheekheena Xassaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan Fakallaahu Asrah Oo Mudo Ku Xirnaa Xabsiga Nairobi, Kenya Ku Yaal, Allaah Caza Wajalna Waxaan Uga Baryaynaa Inuu Kasoo Daayo Xabsigaa.  Sidoo Kale Ardayda Daarulxadiith, Maalmulka Xarunta Dacwada Daarulxadiith Iyo Ardayda Webka Daarulxadiith.com Kala Socda Onlineka Ee Dunida Daafaheeda Ku Kala Nool, Waxaanu Leenahay Allaah Caza Wajal Ha Idinka Aqbalo Acmaashii Wanaagsan Ee Aad Samayn Doontaad Haduu Allaah Swt Idin Waafajiyo Dhamaystirka Bishan Ramadaan. Allaahna Swt Ha Idiinku Dhaafo Dembiyadiina Bishan Barakaysan Aaamiin.

 

 

Kutubta & Muxaadaraatka Sheekh Abuu Salmaan

1. Kutubta Riix Ama Guji Halkaan

2. Muxaadarooyinka Taxanaha Ah Riix Ama Guji Halkaan

3. Muxaadarooyinka Aan Taxanaha Ahayn Riix Ama Guji Halkaan


FG: Walaalayaal Dersi Iyo Muxaadaro Walba Ee Baxa Waxaan Soo Dhigaynaa Meesha Hoose Ee Front Pagekan, Sidoo Kale Waxaad Ka Heli Kartaan Khaanadaha Kitaabka Amase Muxaadarada Baxday Insha'allaah.

اللهم ثبتنا على دينك  …  اللهم آمين


Walaalayaal Ducadiina Hanaga Ilaawina Baarakallaahu Fiikum.

 

 

***** Kutubta Socota *****

By: Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah

Download Ciwaanka Dhageyso Size Length
download 035 Saxiixu Muslim Xadiithka (90-91)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

20.8 MB 60:31 min
download 036 Saxiixu Muslim Xadiithka (92-94)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

20.4 MB 59:28 min
download 037 Saxiixu Muslim Xadiithka (95-97)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27.9 MB 81:13 min
download 038 Saxiixu Muslim Xadiithka (98-105)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

22.5 MB 65:28 min
download 039 Saxiixu Muslim Xadiithka (105-108)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

21 MB 61:13 min
download 205 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4009-4027)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

26.1 MB 75:59 min
download 206 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4028-4048)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

23.1 MB 67:24 min
download 207 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4049-4067)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27.3 MB 79:31 min
download 208 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4068-4078)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

25.5 MB 74:14 min
download 209 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4079-4103)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27 MB 78:43 min
download 210 Sunanu Nasaa'i Xadiithka ((4104-4132)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

31.2 MB 90:48 min
download Dhawrsanida Gabadha Muslimada Ah~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

11.9 MB 68:59 min
download Tarbiyada Caruurta~ Sh. Xassaan Abu Salmaan
www.daarulxadiith.com

19 MB 55:19 min

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Last Updated on Sunday, 29 June 2014 02:03
 
قال النضر بن شميل ( دخلت على المأمون . . . فقال ؛ كيف أصبحت يا نضر ؟ فقلت ؛ بخير يا أمير المؤمنين ، فقال ؛ ما الإرجاء ؟ فقلت ؛ دين يوافق الملوك ، يصيبون به من دنياهم وينقصون به من دينهم ، قال ؛ صدقت) [البداية والنهاية 10/276

Featured Video

Islamic Calendar

Codsiyaasha

Maxaan Kusoo Kordhinaa
 

prayer times

Inta Qof Ee Ku Jirta Webka

We have 19 guests online