Asmaul Husna

Login Form



Is Diiwaan Geli Newska Webka







Tell A Friend To Daarulxadiith

Tell a Friend

Wadamada Laga Soo Boqdo Webka

Category Videos (Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan)

Videos

There are no videos in this category

Subcategories

Duruus (7 subcategories)
Duruusta Video Ah
Muxaadarooyin (13 videos)
Muxaadarooyin
Muxaadarooyin Taxane Ah (11 subcategories)
Videoga Sh. Xassaan Xuseen
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu

 

CIID MUBAARAK!!! CIID MUBAARAK!!! CIID MUBAARAK!!!

 

Maamulka Webka Daarulxadiith.com Wuxuu Tahniyad Kusaabsan Ciidul Fitriga Ugudbinaayaa Dhammaan Ummada Muslimka Ah Meel Walboo Ay Ku Nool Yihiin, Gaar Ahaan Ummada Soomaaliyeed Ee Kunool Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisa.

Waxaan Kaloo Tahniyada Ciidul Fitriga Udiraynaa Dhamaan Wilaayaatka Islaamiga Ah Ee Lagaga Dhaqmo Sharciga Rabbi Iyo Maamulkooda Kuwaasoo Ka Dhisan Aduunka Daafihiisa.

Sidoo Kale Waxaan Tahniyadan Udiraynaa Sheekheena Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah Oo Maalintii Jimcaha Ahayd Xoriyadiisii Dib Uhelay Kadib Markuu Xabsiga Kenya Ku Yaal Kuxirnaa Mudo 4bilood Ku Dhow.

Ugu Dambayn Waxaan Tahniyadaan Udiraynaa Dhamaan Saxaafada Islaamiga Ah Ee Ummada Usoo Gudbiya Warka Xaqiiqda Ah Ee Kusaabsan Al Walaa Walbaraa Iyo Walaalaha Ku Taxan Webka daarulxadiith.com Iyo Facebook Geena.

Waxaana Leenahay, Walaalayaal Allaah Sw Ha Idinka Aqbalo Soonkii, Salaadii, Quraan Akhriskii, Sadaqadii Iyo Dhamaan Wixii Khayr Ahaa Ee Aad Allaah Sw Dartiis Usameeyseen Aamiin Yaa Rabbi.

Allaah Swt Waxaan Waydiisanaynaa Inuu Soonka Dambe Nagaarsiiyo Oo Natuso Ummada Islaamka Ah Oo Cizi Iyo Sharaf Ku Nool Iyagoo Hoos Harsanaaya Khilaafada Islaamka Aamiin Yaa Allaah.

Mar Labaad Waxaanu Idin Leenahay Ciid Wanaagsan Allaah Hanaga Wada Aqbalo Wixii Camal Wanaagsan Ee Aanu Soo Gudanay.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

 

Waa Walaalihiin Maamulka Daarul Xadiith Oo Idinkaga Tegaaya

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu.

 

Kutubta & Muxaadaraatka Sheekh Abuu Salmaan

1. Kutubta Riix Ama Guji Halkaan

2. Muxaadarooyinka Taxanaha Ah Riix Ama Guji Halkaan

3. Muxaadarooyinka Aan Taxanaha Ahayn Riix Ama Guji Halkaan


FG: Walaalayaal Dersi Iyo Muxaadaro Walba Ee Baxa Waxaan Soo Dhigaynaa Meesha Hoose Ee Front Pagekan, Sidoo Kale Waxaad Ka Heli Kartaan Khaanadaha Kitaabka Amase Muxaadarada Baxday Insha'allaah.

اللهم ثبتنا على دينك  …  اللهم آمين


Walaalayaal Ducadiina Hanaga Ilaawina Baarakallaahu Fiikum.

 

 

***** Kutubta Socota *****

By: Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah

Download Ciwaanka Dhageyso Size Length
download 035 Saxiixu Muslim Xadiithka (90-91)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

20.8 MB 60:31 min
download 036 Saxiixu Muslim Xadiithka (92-94)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

20.4 MB 59:28 min
download 037 Saxiixu Muslim Xadiithka (95-97)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27.9 MB 81:13 min
download 038 Saxiixu Muslim Xadiithka (98-105)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

22.5 MB 65:28 min
download 039 Saxiixu Muslim Xadiithka (105-108)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

21 MB 61:13 min
download 205 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4009-4027)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

26.1 MB 75:59 min
download 206 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4028-4048)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

23.1 MB 67:24 min
download 207 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4049-4067)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27.3 MB 79:31 min
download 208 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4068-4078)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

25.5 MB 74:14 min
download 209 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4079-4103)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27 MB 78:43 min
download 210 Sunanu Nasaa'i Xadiithka ((4104-4132)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

31.2 MB 90:48 min
download Dhawrsanida Gabadha Muslimada Ah~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

11.9 MB 68:59 min
download Tarbiyada Caruurta~ Sh. Xassaan Abu Salmaan
www.daarulxadiith.com

19 MB 55:19 min

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Last Updated on Monday, 28 July 2014 13:29
 
قال النضر بن شميل ( دخلت على المأمون . . . فقال ؛ كيف أصبحت يا نضر ؟ فقلت ؛ بخير يا أمير المؤمنين ، فقال ؛ ما الإرجاء ؟ فقلت ؛ دين يوافق الملوك ، يصيبون به من دنياهم وينقصون به من دينهم ، قال ؛ صدقت) [البداية والنهاية 10/276

Featured Video

Islamic Calendar

Codsiyaasha

Maxaan Kusoo Kordhinaa
 

prayer times

Inta Qof Ee Ku Jirta Webka

We have 14 guests online