Asmaul Husna

Login Form



Is Diiwaan Geli Newska Webka







Tell A Friend To Daarulxadiith

Tell a Friend

Wadamada Laga Soo Boqdo Webka

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu


Jadwalka Kutubta Socota Ee Sh. Abuu Salmaan Xafidahullaah

Magaca Kitaabka

Maalmaha Uu Baxo

Saacadaha Uu Baxo

Meesha Uu Kabaxo

1. Sunanu Naa'i Riix Halkaan

Kitaabka Oo PDF Ah

Sabti - Arbaca

Fajar @6:40am

Masjidul Bilaal

2. Saxiixul Muslim Riix Halkaan

Kitaabka Oo PDF Ah

Talaada - Khamiis

Makhrib @7:00pm

Masjidul Ammiin

 





*MUXAADAROOYINKII LAGU DIFAACAYAY CULUMADA*


Ikhwaanii Filcaqiidah  Waxaa Inoo Dhamaaday Caawa Oo Ay Tahay Habeen Ay Sabti Soo Galayso Taariikhduna Ay Tahay Dulqacdah 9, 1434 Kuna Beegan September 13, 2013. Muxaadaradii Taxanaha Ahayd Ee Soo Socotay 6da Habeen Cinwaankeeduna Ahaa'' منهج أئمة دعوة نجدية في القتال والتكفير '' ''Manhajkii A'immadii Dacwada Reer Najdi Ee Dagaalka & Gaalaysiinta''. Hadaba Ikhwah Hadaad Rabtaan Muxaadarada Inaad Dhegaysataan Riix Ama Guji Halkaan

Ikhwaani Filcaqiidah Muxaadaradaas Oo Uu Sheekhu Ku Difaacayay Culumada Kala Ah: 1. Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyah. 2. Sheekhul Islaam Ibnul Qayim Al-Jawziyi. 3. Sheekhul Islaam Ibnul Cabdi Wahaab Raxmatullaahi Calayhim, Kana Difaacayay Sheekh La Yiraahdo Sh. Cali Warsame Oo Weeraray Culumadaas Sadexda Ah. Wadaadkaasoo Muxaadaradaas Ka Jeediyey Masjidka Abuu Bakar As-Sadiiq Ee Loo Yaqaan 6ka Ee Uu Sh. Umal Iimaamka Ka Yaahay.

Kutubta & Muxaadaraatka Sheekh Abuu Salmaan

1. Kutubta Riix Ama Guji Halkaan

2. Muxaadarooyinka Taxanaha Ah Riix Ama Guji Halkaan

3. Muxaadarooyinka Aan Taxanaha Ahayn Riix Ama Guji Halkaan


FG: Walaalayaal Dersi Iyo Muxaadaro Walba Ee Baxa Waxaan Soo Dhigaynaa Meesha Hoose Ee Front Pagekan, Sidoo Kale Waxaad Ka Heli Kartaan Khaanadaha Kitaabka Amase Muxaadarada Baxday Insha'allaah.

اللهم ثبتنا على دينك  …  اللهم آمين


Walaalayaal Ducadiina Hanaga Ilaawina Baarakallaahu Fiikum.

 

 

***** Kutubta Socota *****

By: Sh. Xassaan Xuseen Abuu Salmaan Xafidahullaah

Download Ciwaanka Dhageyso Size Length
download 035 Saxiixu Muslim Xadiithka (90-91)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

20.8 MB 60:31 min
download 036 Saxiixu Muslim Xadiithka (92-94)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

20.4 MB 59:28 min
download 037 Saxiixu Muslim Xadiithka (95-97)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27.9 MB 81:13 min
download 038 Saxiixu Muslim Xadiithka (98-105)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

22.5 MB 65:28 min
download 039 Saxiixu Muslim Xadiithka (105-108)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

21 MB 61:13 min
download 205 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4009-4027)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

26.1 MB 75:59 min
download 206 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4028-4048)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

23.1 MB 67:24 min
download 207 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4049-4067)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27.3 MB 79:31 min
download 208 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4068-4078)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

25.5 MB 74:14 min
download 209 Sunanu Nasaa'i Xadiithka (4079-4103)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

27 MB 78:43 min
download 210 Sunanu Nasaa'i Xadiithka ((4104-4132)~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

31.2 MB 90:48 min
download Dhawrsanida Gabadha Muslimada Ah~ Sh. Xassaan
www.daarulxadiith.com

11.9 MB 68:59 min
download Tarbiyada Caruurta~ Sh. Xassaan Abu Salmaan
www.daarulxadiith.com

19 MB 55:19 min

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Last Updated on Thursday, 20 March 2014 09:31
 
قال النضر بن شميل ( دخلت على المأمون . . . فقال ؛ كيف أصبحت يا نضر ؟ فقلت ؛ بخير يا أمير المؤمنين ، فقال ؛ ما الإرجاء ؟ فقلت ؛ دين يوافق الملوك ، يصيبون به من دنياهم وينقصون به من دينهم ، قال ؛ صدقت) [البداية والنهاية 10/276

Featured Video

Islamic Calendar

Codsiyaasha

Maxaan Kusoo Kordhinaa
 

prayer times

Inta Qof Ee Ku Jirta Webka

We have 26 guests online